Ku soo dhawaaw hospital ka kaneec oo hel daryeel caafimaad oo tayo sare leh waxaana kuugu bishaareynaynaa in aan bisha jun idin kaga dhignay la kulan ka dhaqtarka iyo kumbuyuutarka uur-kujirta lacag la’aan, sidoo kale aan idin soo kordhinay kaar caafimaad oo aad ku heli doonto qiimo dhimis iyo adeeg caafimaad oo bilaash ah.Wixii 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗮𝗵 𝗻𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿+252618787818+252628787818Www.kaneechospital.comDeg hilwa – mogadisho Somalia@followers Kaneec Hospital

