Ilmahaagu wuxuu mudan yahay daryeel khaas ah!
La kulan Dr. Abdulahi Khaliif Kaahiye, Dhaqtarka Carruurta ee Kaneec Hospital, oo khibrad u leh daryeelka caafimaad ee ilmahaaga laga bilaabo dhalashada ilaa korriinka.
👨⚕️ Baaritaan guud
💉 Talo & tallaal
🤒 Daaweynta cudurrada carruurta
🍼 Daryeel naxariis leh
📍 Kaneec Hospital – Huriwaa
📞 061 8787818 | 062 8787818
🌐 www.kaneechospital.com
Ilmahaagu waa mustaqbalka – daryeeli caafimaadkooda!

