DHAQTARKA CARUURTA EE ISBITAALKA KANEEC

DHAQTARKA CARUURTA EE ISBITAALKA KANEEC

𝗢𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗼𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗼𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀

waxaa lagu ogaysiinaya bulshada ku dhaqan gobolka banaadir gaar ahaan degmada huriwaa gaar ahaan suuqa huwaa kasoo horjeedka hurmuud telecom iyo nawaaxigeeda in hosbitalka kaneec oo aad ugu baraten adeeg cafimad oo tayo sara leh in lagu soo kordhiyay dhakhaatir ajinabi iyo somali isugu jira

hosbitalku waxa shaqeynaya 24 saac waxaana diyaar kuugu ah shaqaalo qibrad sare uleh hawlaha cafimaad ay bulashada u hayaan.

𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗼𝘄𝗮𝗮𝗱.

𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗮𝗵 𝗻𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿

+252618787818

+252628787818

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top
Open chat
Ma u baahantahay caawinaa?
Hello soo dhaawaaw 👋
Maxaan kaa caawinaa?