Dr. Sheima Abdulsadik

𝗗𝗿. 𝘀𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗮𝗹𝗹𝗮 İ𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗰𝗮𝗱𝘂𝗹 𝘀𝗮𝗮𝗱𝗶𝗾

Kusoo dhawaada isbitaalka kaneec waxaa leey dhaha 𝗗𝗿. 𝘀𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗮𝗹𝗹𝗮 İ𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗰𝗮𝗱𝘂𝗹 𝘀𝗮𝗮𝗱𝗶𝗾 waxaaan ahay dhaqtarad ka howlgasha cudurada haweenka

Waxaan leeyahay qibrad shan sano oo ah ilaalinta hooyooyinka iyo daryeelka hooyada iyo dhalaanka hada waxaan jooga isbitaalka kaneec waxaan ku faraxsanhy u qidmeeynta shacabka soomaaliyeed iyo inaan u gudbiyo wixi qidmo mumkin ah iyo lasocodka hooyada uurka leh iyo habka bacriminta iyo daryeelka.

𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗮𝗵 𝗻𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿

+252618787818

+252628787818

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top
Open chat
Ma u baahantahay caawinaa?
Hello soo dhaawaaw 👋
Maxaan kaa caawinaa?